Fanaanad sabab lama filaan ah ugu geeriyootay Masrax ay heeso ka qaadeysay (Sawirro)

Fannaanad u dhalatay waddanka Spain, oo qaadda heesaha loo yaqaanno pop-ka ayaa geeriyootay ka dib markii uu ku dhacay bulaleyr ku qarxay goob ay ka socotay munaasabad ay si toos ah uga heeseysay. Joana Sainz Garcia oo 30 jir ah ayaa xilligaas ka qeyb galeysay bandhig ay sameynayeen kooxda ay ka tirsan tahay oo lagu … Continue reading Fanaanad sabab lama filaan ah ugu geeriyootay Masrax ay heeso ka qaadeysay (Sawirro)